Select your Language: English English Somali Somali

Halkaan waxaad uga jeedaan waa Naqshadii aadka iyo aadka u quruxda badneed ee vilooyinka, inta qol oo dabaqkasta leeyahay, meeshay ku kala yaalaan & qolkast intuu la egyahay.

Dabaqa Hoose:

Markaad soo gashid:

  • Dhinaca Bidixda,
  • Irida koowaad waa Musqusha/Qubeeska 1aad,
  • Irida labaad waa Qolka Jiifka 1aad,
  • Irida sadaxaad waa Kushiin(Jiko) ween,


  • Dhinaca Midigta:

  • Irida koowaad waa Qolka Jiifka 2aad,
  • Irida labaad waa Qolka Fadhiga ween ee 1aad,


  • Dabaqa Kore:

    Dhinaca Bidixda:

  • Irida koowaad waa Musqusha/Qubeeska 2aad,
  • Irida labaad waa Qolka Jiifka 3aad,
  • Irida sadaxaad waa Qolka Jiifka 4aad,


  • Dhinaca Midigta:

  • Irida koowaas waa Qolka Fadhiga 2aad,
  • Irida labaad waa Musqusha/Qubeeska Ugu Ween (Master Bath room),
  • Irida sadaxaad waa Qolka Jiifka ugu ween (Master Bed room),


  • Irida Guriga laga soo galo korkeeda wuxuu leeyahay

  • Balakoone ween,