Hada waxaan haynaa dhul lixboos ah oo iib ah, booskiiba cabirkiisa waa 20m x 15m = 300sqm, halkii boosba waxaa lagadaayaa $7000.00 todobo kun oo doolar, dulka waxa uu kuyaalaa km12 wadada afyooye & xamar isku xirta, waxayna ka tirsantahay degmada wadajir, xaafada waxay leedahay biyo, koronto & teleefan, hadii aad rabtaan inaad gadataan ama faahfaahin dheeraad ah rabtaan nala soo xariira, fadlan gal boga ah Laxiriir halkaas oo aad kahelaysaan sida aad noola soo xiriiri kartaan. Waxaan gadnaa dhulal & guryo aad iyo aad u qurxoon oo ku kala yaalaan xaafado badan oo kala duwan kana tirsan xamar. Waxaan kaloo gadnaa baabuur kala duwan oo raaxo badan qiimahoodana macquul yahay. Fadlan waxaad fiirisaa sawirada hoos ku sawiran oo ah dhul raqiis ah, guryo qurux badan iyo baabuur raaxo fiican.

